Home Authors Posts by admin1

admin1

131 POSTS 0 COMMENTS

Block title

Sawira Madaxweyne Xaaf oo la gudoonsiiyay Shahaadada Nabadoonka Sanadka ee 2017..

magaalada Muqdisho xaf ka dhacday waxaa shahaado lagu gudoonsiiyay madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, Xaaf ayaa shahaadadaasi ku mutestay doorkiisa nabadoonimo ee Sanadkii lasoo...

Akhriso Warbixin:- Farmaajo Muxuu Ku Mutaystay In Galmudug Lagu Soo Dhoweeyo

Waxaan maalmahan Baraha Warbaahinta Bulshada ka arkaynay Farmaajo oo soo dhowayn aan caadi ahayn loogu sameeyey deegaanada Puntland taas oo lagu fasiri karo in...

Faah Faahin:- Qarax ka dhacay Muqdisho.

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya nawaaxiga Haanta Dheer ee Degmada Dayniile, qarax miino ayaa goor dhaw waxaa lala eegtay gaari ciidan ay...

Ciidamo AMISOM ah oo La Gaynayo Magaalada Dhuusamareeb.

Ciidamo dheeraad ah oo ka tirsan AMISOM ayaa saacaddaha soo socda waxaa lagu waddaa in ay gaaraan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Ciidamadaan ayaa Mas’uuliyiinta...

Dowlada Kenya Oo Walaac Ka Muujisay Weerarada Alshabaab.

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Haweeney la socotay Kolonyo ka mid ah Ciidamada Kenya oo marayay Gobolka Lamu ay dhimatay kaddib markii ay weerar...