200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Banaadir 24 online | Author Archives

News By admin1

Maamulka Koonfur Galbeed oo taageeray Xulafada Dalka Sacuudiga uu horkacayo,,
Maamulka Koofur Galbeed ayaa taageeray isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta, iyagoo sheegay in go’aankii dowladda Federaalka ka qaadatay xiisada khaliijka in aan laga tixgelin, isla markaana lagala ...
Jawaari oo Magacaabay Guddiga ka soo shaqeynaya Kiiska Qalbi Dhagax
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Maxamed Sheekh Cusmaan “ Jawaari” ayaa Magacaabay Guddigii soo baari lahaa Kiiska C/kariin Shekh Muuse Qalbi Dhagax iyo go’aankii ka soo baxay Xukuumada Soomaaliya. Guddigaan ayaa ...
Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Xubno La Socda Oo Ku Wajahan Mareykanka
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya  iyo Xubno la socda ayaa Maanta ku wajahan magaalada New York ee dalka Mareykanka. Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnaha la socda ayaa dalka Mareykanka ...
Dacwad ka dhan ah shirkadda Google oo la geeyey Maxkamad ku taalla Maraykanka..
Shirkadda wax laga baarto ee Google ayaa maxkamad laga geeyay dacwad ka dhan ah waxaana lagu eedeeyay inay dumarka siiyaan lacag ka yar midda ay siiso ragga haya shaqooyin kuwooda ...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay Lacagta kasoo xaroota beerta Nabada,,,
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed oo warbaahinta kula hadlay Beerta Nabadda ee degmada Waabari ayaa waxaa uu sheegay in ay waddaan qorshayaal lagu mamnuucaayo lacagaha laga qaado Bulshadda Soomaaliyeed ...
Faafaahin Dheeraad ah qarax ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala beegsaday,,,
Qarax Nuuca miinada dhulka lagu aaso ah ayaa xalay la kacay Gaari nuuca dadweynaha ah oo kusii jeeday Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, qaraxa ayaana ka dhacay Deegaanka Ceelasha ...
Wararkii ugu danbeeyay Mooshinka laga keenay Raisal Wasaare Xasan kheyre iyo halka uu marayo,,,
Xildhibaano tiro yar oo katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in maalmihii lasoo dhaafay ku mashquulsanaayeen diyaarinta mooshin ay doonayaan in ay ka gudbiyaan Xukuumada Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre. Sida ...
Caalamka Akhriso Sharuudaha Dowlada Mareykanka ku xirtay Dadka kasoo dhoofaya Somaliya iyo Dalal kale oo muslin ah,,,
Dowlada Mareykanka ayaa soo saartay Shuruudo cusub oo lagu xirayo dadka doonaya viisaha ama dal ku galka ee kasoo jeeda Lix Wadan oo Muslim ah oo dadkooda laga mamnuucay in ...
Sawiro Madaweyne Farmaajo oo qaabilay Wasiirka Arimaha dibada Norway,,,
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Arrimaha Dibadda waddanka Norwey Borge Brebde oo booqasho rasmi ku yimi magalada Muqdisho. Mudane ...
Sawiro Raisal Wasaare Xasan Kheyre oo la kulmay Wasiirka arimaha dibada Dalka Norway,,,
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Arrimaha Dibadda Norwey Børge Brende iyo wafdi uu horkacayo oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa looga ...

« Previous PageNext Page »