200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Banaadir 24 online | Author Archives

News By Tifaftiraha Banaadir24

Xulka 17 jirada Qaranka Soomaaliya oo Soo dhaweyn Cajiib ah loo sameeyay {Sawiro}
Waxaa Maanta Soo dhaween Heer sare ah loo sameeyay Ciyaartooyada 17 jirada Xulka qaranka Soomaaliya, oo Taariikh Ka dhigay Koobkii africa ee dhawaan ay Ka qayb galeen. Ciyaartooydaan ayaa si Cajiib ...
Maamulka Gobalka Banaadir Oo Gaari Loogu Adeego Bulshada Ku Wareejiyay Taliska Boliiska Degmada Hodan (Sawiro)
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa Maanta Gari yar oo Loogu Talagalay in Loogu Adeego Shacabka Degmasa Hodan Ku Wareejiyay Taliyaha saldhiga Degmada Hodan ee Gobalka Banaadir. Gudoomiye Ku xigeenka Dhanka Siyaasada Maamulka ...
Dowlada Qadar oo Safiir Cusub usoo Magacaawday soomaaliya.
Wareegto maanta kasoo baxday Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Xamad Al-thani  ayaa loogu magacaabay Xasan Xamza Asad Haashim inuu noqdo safiir aan caadi ahayn oo dalka Qatar u qaabilsanaan doona ...
Dallado warsaxaafadeed Ka soo Saaray Khilaafka D F S
Dalladaha SOSCENSA iyo PUNSAA oo ay ku midaysan-yihiin qeybaha ugu badan ururada bulshada rayidka ah ee kajira Soomaaliya, ayaa dood adag ka yeeshaay xaaladda cakiran ee ka jirta gayigga Soomaaliya, ...
Ra’isul Wasaaraha iyo Duqa Muqdisho oo xalay Kormeeray Degmooyinka Muqdisho (Sawiro)
Ra'iisul Wasaare kheyre iyo Gudoomiyaha Gobolka banaadir iyo taliyaal ciidan ayaa xalay saq dhaxe kormeer ku tagay degmada heliwaa ee Magaalada Muqdisho Ra'iisul Wasaaraha ayaana lagu sheegay booqashadiisii xalay inuu ku ...
Ciidamada NISA oo Hor Istaagtay Shir uu Qaban lahaa C/raxmaan Cabdi Shakuur
Kulanka ayaa Caawa lagu waday in lagu qabto Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho balse waxaa la sheegay in ay joojisay Nabad-Sugida Soomaaliya. Siyaasiga ayaa War uu soo dhigay Baraha uu ku ...
Golaha Aqalka Sare ee Dalka oo Isku Raacay in DP WORLD laga Ceeriyo Dalka
Golaha aqalka sare ee soomalia oo maalmahan ka doodayay xeerkii dhawaan uu so saaray golaha shacabka ayaa maanta si rasmi ah u ansixiyay kuna raacay meel.marinta xeerkaan. Senatorada aqalka sare ayaa ...
Maamulka Gobalka Banaadir” Waxaan Sugaynaa Amniga Garoomada Sallaxa ah ee Amarada Lagu soo Rogay
Gudoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasada ee maamulka gobalka banaadir Maxamed Cabdullahi Maxmaed ayaa sheegay in amniga garoomada qaar ee kubada cagta lagu ciyaaro ee gobalkaan banaadir kuyaala ay ...
Dhagayso Xildhibaan Abuukaate oo Fashiliyay Mooshinka Gudoomiye Jawaari iyo Halka Laga Soo Abaabulay
Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in mooshinka laga keenay Gudoomiye Jawaari laga soo abaabulay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Abuukaate waxa uu ...
Xildhibaanadii Mooshinka Ka Gudbiyay Gudoomiye Jawaari oo War Culus Soo saaray (Akhriso)
Xalay Magaalada Muqdisho waxaa kulan xasaasi ah ku yeeshay xildhibaanadii shalay sheegay in ay mooshinka ka gudbiyeen Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya  Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Xildhibaanada ayaa waxa ay siweyn uga ...

Next Page »