Home Wararka Dalka C/raxmaan cabdi shakuur oo dib Xuriyadiisa u helay.

C/raxmaan cabdi shakuur oo dib Xuriyadiisa u helay.

SHARE
  • Views 54
  • Rating 12345

Waxaa Goor-dhaw Xuriyadiisa dib u helay Siyaasiga Mucaaradka ah ee C/raxmaan C/shakuur Warsame oo muddo 3 habeen u xirnaa Dowaladda.

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ii xaqiijiyay in lagu Guuleestay waan waan ay gar wadayn ka ahaayeen Madaxweyne Xaaf Madaxweyne Waare iyo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa ilaa 40 Oday dhaqameed oo ka soo jeeda Hirshabeelle iyo Galmudug,

C/raxmaam Xiligaan oo kale ayaa laga qabtay Gurigiisa oo ku yaala Nawaaxiga Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho 17-kii Bishaan.