200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Banaadir 24 online | Archive | Maqal iyo Muuqaal

Maqal iyo Muuqaal

Madaxweyne Farmaajo oo Tababar usoo Xiray Ciidamo Gaaraya 6 Boqol oo Askari (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray in kabadan 600 oo askari oo ka mid noqonaya ciidamada Daraawiishta ee

Continue Reading »

Qeybta Maqal iyo Muuqaal

Faah Faahin: Qarax ka dhacay Muqdisho iyo Masuuliyiin Dowlada ka Tirsan oo ku dhintay (sawiro)

Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku geeriyooday qarax xooggan oo galabta lagu weeraray Hotelka Naasahablood 2, iyadoo dadka ku dhintay ay ku jiraan Xildhibaan hore

Continue Reading »

Maqal iyo Muuqaal Archives

Gudoomiye Taabit” Waxaan Furaynaa Wadooyinka Xiran
- Oct 28, 2017
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho iyo weliba sida uu maamulka Banaadir ka yeelayo gaadiidka waaweyn. Duqa magaalada ...
Dhageyso Ninkii Sawirka ku tilmaamay Rasuulka NNKH oo Gaalkayco Shir jaraa.id ku qabtay,,
- Sep 19, 2017
waxaa magaalada Gaalkayco waxaa Shir jaraa.id ku qabtay Cabdi Wali Shiikh Cali Cilmi yare oo ka hadlay arinta lagu heesto, Cabdi Wali Shiikh Cali Cilmi yare ayaa ka hadlay muuqaalo lagu baahiyay ...
Dhageyso Culumada Somaliyed oo Sheegay in uu diinta ka baxay Cabdi Wali Shiikh Cali Cilmi yare..
- Sep 19, 2017
Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saaray arrinta ku aadan mid kamid ah Culumada ku nool Magaalada gaalkacyo oo dhawaaan soo bandhigay sawirka Nin kale kaas oo u ku ...
Dhageyso Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit oo ka hadlay Wadooyinka Magaalada Muqdisho,,,
- Jun 24, 2017
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa marka hore Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey  Biisha  Ciidul fidriga uu ay saacado kaliya naga xigaan. Sidoo kale waxa uu sheegay in xiligaan Suuqaweyn  ...
Dhageyso Maxaa ka jira Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo Baydhabo ku wajahan Wasiir ka hadlay,,,
- Jun 24, 2017
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in Liiska Argagixisada laga saaray Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ka mid ahaa saraakiisha ugu sareysa Al-shabaab. Abuu Mansoor ayaa ahaa ku-xigeenkii hogaamiyahii hore ee ...
Dhageyso Wasiirkaha Arimaha Gudaha Somaliya oo dadka Gaalkacyo Fariin adag u diray,,,
- Jun 23, 2017
Wasiirka arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya oo kulamo la qaatay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta maamulada Puntland iyo Galmudug, isla markaana labada dhinac ay shirar lahayeen maalmihii ...
About us
- Jun 23, 2017
Banaadir24 Waa Warbaahin Caalami ah oo Mudo Shaqeyneysa Waxana Hadafkii loo Aas Aasay ugu Weynaa Helitaanka Xog Dhab ah oo ay Helaan Bulshada Somaliyed  Waxana Mudada uu Hawada ku Jiro ...
Faafaahin Wasiir ka mid noqday Dadkii ku dhintay Qaraxii ka dhacay Degmada Waabari
- Jun 23, 2017
Wasiirkii dhalinyarada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Maxamed Maxamuud Yuusuf (Aw-Libaax) ayaa ka mid noqday dadkii ku naf waayey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay saldhiga Booliska degmada Waaberi ee ...

Next Page »