Wararka Caalamka

Home Wararka Caalamka

Dacwad ka dhan ah shirkadda Google oo la geeyey Maxkamad ku taalla Maraykanka..

Shirkadda wax laga baarto ee Google ayaa maxkamad laga geeyay dacwad ka dhan ah waxaana lagu eedeeyay inay dumarka siiyaan lacag ka yar midda...

Caalamka Akhriso Sharuudaha Dowlada Mareykanka ku xirtay Dadka kasoo dhoofaya Somaliya iyo Dalal kale...

Dowlada Mareykanka ayaa soo saartay Shuruudo cusub oo lagu xirayo dadka doonaya viisaha ama dal ku galka ee kasoo jeeda Lix Wadan oo Muslim...

Maamulka Gobolka Banaadir oo caruur danyar iyo Agoon u qeebiyay Hadiyado,,,

udoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Taabit Cabdi ayaa booqday Xarunta Agoonta ee Degmada Boondheere asaga oo maanta la qeybsaday Farxada Maalinta...

Qatar oo ka jawaabtay 13 sharuud ee wadamada Carabta soo bandhigeen,,,

Dowladda Qatar ayaa xaqiijisey 13 qodob oo warbaahinta AP ugu horeyn daabacdey maalintii Jimacada in Sucuudiga, Imaaraadka, Masar iyo Baxreyn ay ka dalbadeen ay...

Sawiro Dowlada Sacuudiga oo fashilisay Weerar lagu qaadi lahaa Masjidka Barakeysan ee Makka,,,

Dowlada Sacuudiga ayaa sheegtay in ciidamada amaanka gaar ahaan kuwa loogu tala galay kahar taga argagaxisada ay fashiliyeen weerar kooxo argagaxiso ah qorsheeyeen in...

Malkiilaha Facebook oo la kulmay Soomaalida Dalka Mareykanka isagoo kala hadlay,,,

Milkiilaha Facebook, Mark Zuckerberg ayaa xalay casho afur ah magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota kula yeeshay qaar ka mid ah Soomaalida halkaas ku nool,...

Dalka Qatar oo loo qabtay 10 Cisho in ay ku Xirto Talafashinka Al-Jaziira Saldhiga...

Dowlada Kuwait ayaa wali wada arimo Dublamaasi oo lagu xalinayo khilaafka u dhaxeeya wadamada Carabta iyo Dalka Qatar. Kuwait ayaa u gudbisay Dalka Qatar dalab...

About us

Banaadir24 Waa Warbaahin Caalami ah oo Mudo Shaqeyneysa Waxana Hadafkii loo Aas Aasay ugu Weynaa Helitaanka Xog Dhab ah oo ay Helaan Bulshada Somaliyed...

Sawiro Qaabka Raisal Wasaaraha Somalia uu kula wareegay Xilka Cusub..

Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Ra’iisal Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’iisal Wasaaraha xilka ka...

Daawo Muuqaalka Sida loo dilay Walalka la dhashay Madaxweynaha kuuriyada waqooyi..

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=5zbY8lgVank]

News English