Wararka Dalka

Home Wararka Dalka
Featured posts

Soomaalida Ku Nool Kenya oo Deeq Lacageed iska Soo Aruuriyay Ka dib Qaraxii Zoobe.

Soomaalida ku nool dalka Kenya ayaa xalay qabtay kulan dhaqaale loogu uruurinayay dadkii ku waxyeeloobay qaraxii todobaad ka hor ka dhacay isgoyska Zoobe, kaasoo...

Madaxda Maamulka Gobaleedyada oo Gaaray Magaalada Jowhar.

Magaalada Jowhar waxaa si wayn uga socda Diyaar Garoowga ku aadan Caleema Saarka Madaxwaynaha Hirshabeelle. Madaxda maamul goboleedyada Puntland, Galmudug, iyo Koofur Galbeed ayaa saaka...

Yey ka amar qaataan Ciidanka Imaaraadka tabaro ee Muqdisho ku sugan..

Magaalada Muqdisho waxaa ku sugan ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa Kumaandooska loo yaqaan, waxaana ciidanka tababaray gacantana ku haya dowlada Imaaraatka Carabta. Ciidankan...

Madaxda Maamul Gobaleedyada oo isku Raacay In Galmudug laga Reebo shirka Muqdisho+AKHRISO.

Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa Aqbalay in Maamulka Galmudug  laga Reebo shirka Muqdisho inta Laga Xalinayo Qilaafka ka dhax-jira Maamulka Galmudug. Madaxda Maamul Goboleedyada oo aqbalay...

Xildhibaanada aqalka Sare ee Soomaaliya oo Dood Adag ka yeeshay Hogaanka Maamul Gobaleedyada ay...

Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ku yeeshay Muqdisho, Kulanka waxaa shir guddoominaayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi, waxaana...

Madaxwayne Farmaajo oo Goor dhaw Ka duulaya Garoonka Diyaaradaha iyo Saxaafada oo Halkaas Ku...

Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Goor dhaw ka duuli doona Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cade ee M/Muqdisho. Wafdiga Madaxwaynaha Dalka uu Hor Kacayo ayaa...

Madaxwayne Farmaajo oo Safar Deg Deg ah ku Aadaya Dalalka Itobiya Jabuuti iyo Uganda.

Madaxweyne Farmaajo ayaa La sheegayaa in uu safar deg deg ah ku tagi Doono Dalalka Diriska la ah Soomaaliya oo ay Ciidamo Ka Joogaan...

Wasiirka Warfaafinta Jubbaland oo Is casilay+Akhriso.

Wasiirka wasaarada warfaafinta maamulka jubaland Cabdinuur cali Aadan ayaa iska casilay xilka wasiirnimo oo uu hayay 4tii sano ee la soo dhaafay Wasiirka ayaa waxa...

Madaxwayne Farmaajo oo isugu Yeeray Hogaamiyaasha Maamul Gobaleedyada +Akhriso.

Madaxweyne Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo ayaa shir Wadatashi isugu yeeray Madaxda dowlad goboleedyada, kaasoo Magaalada Muqdisho ka dhici doona 28ka bishan October, sida lagu...

Ciidamada Amniga Hiliwaa oo Qof shacab ah ku dilay Degmada Hiliwaa Ka dib Markii...

Ciidamada Boliiska Soomaaliya ayaa Maanta si Bareer Ugu Toogtay Qof shacab ah Saldhiga Degmada Hiliwaa ee Gobalka Banaadir. Ruuxa La Toogtay ayaa Lagu Magacaabaa AbshirCabdullahi...

News English