Home News in English Daawo Booliska jarmalka oo Raadinaya Ragii ka danbeeyay Gabar jaran jaro laga...

Daawo Booliska jarmalka oo Raadinaya Ragii ka danbeeyay Gabar jaran jaro laga Tuuray”

SHARE
  • Views 1214
  • Rating 12345

Booliska dalka Jarmalka ayaa baadi-goobaya nin si bareer ah jaranjaro uga tuuray gabar u sii dhaadhaceysay goob tareenada dhulka hoostiisa mara laga raaco oo ku taan magaalada Berlin Neukölln.