Home News in English Daawo muuqaalka Sacdiya Salaad Samatar oo Garoowe lagu doortay iyadoo Gaas ku...

Daawo muuqaalka Sacdiya Salaad Samatar oo Garoowe lagu doortay iyadoo Gaas ku tilmaamay nin”

SHARE
  • Views 697
  • Rating 12345

Sacdiya Salaad Samatar oo ah Aqoonyahanad ku noolayd  dalka Maraykanka, oo horay eedayn Ba’an ugu soo jeedisay maamulka Puntland iyo Madaxdii soo maray  ayaa maalintii shalay Xildhibaan Aqalka Hoose ee Dawladda Soomaaliya ay Beesheedu ugu dooratay magaalada Garoowe.