Maamulka Koonfur Galbeed oo taageeray Xulafada Dalka Sacuudiga uu horkacayo,,

  • Views 154
  • Rating 12345

Maamulka Koofur Galbeed ayaa taageeray isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta, iyagoo sheegay in go’aankii dowladda Federaalka ka qaadatay xiisada khaliijka in aan laga tixgelin, isla markaana lagala tashan.

War saxaafadeed ku qornaa afka English oo ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lagu sheegay in Maamulka Koofur Galbeed uu garab taagan yahay isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta.

War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Imaaraadka iyo Sacuudiga uu ka dhaxeeyo Soomaaliya xiriir iskaashi oo taariikh leh, sidoo kale waxaa lagu sheegay war saxaafadeedka in Imaaraadka uu Soomaaliya ka taageerayo dhinacyada bani’aadanimada, caafimaadka iyo gargaarka deg dega, dadka ku nool dhamaan gobolada dalka oo dhan.

“Go’aanka dowladda Federaalka ka qaadatay xiisada Khaliijka bishii June 2017 wuxuu ahaa mid aan laga tixgelin lagana tashan dhamaan dowlad goboleedyada Soomaaliya iyo shacabkooda ee ay saameynta ku yeelaneyso”ayaa lagu yiri War saxaafadeedka.

Sidoo kale War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in shirkii Hoggaamiyeyaasha qaran ee bishii July ay ku caddeeyeen mowqifkooda, isla markaana aan dhex dhexaad laga noqon karin xiisada khaliijka, waxaa war saxaafadeedka lagu yiri in dowladda Federaalka ka codsadeen inay dib u eegis ku sameyso go’aanka ay ka qaadatay khilaafka Khaliijka.

War saxaafadeedkan ka soo baxay maamulka Koofur Galbeed ayaa ku soo beegmaya, iyadoo Madaxweyne Shariif Xasan uu ku sugan yahay magaalada Dubai ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta

Hadaba war saxaafadeedka ka soo baxay Xafiiska ayaa sidan u qornaa

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararka Maanta oo Dhan

Taliska ciidanka xooga dalka soomaaliyeed oo kudhawaaqay dagaal kadhana xarakada al shabaab
- Jun 12, 2018
Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha howl-galinta ciidanka xoogga dalka General Maxamed Sheekh Madoowe ayaa booqasho ...
Maamulka Gobalka Banaadir oo Bur Buriyay Dhismihii Eeco ee Xamar-jajab.
- Jun 10, 2018
Maamulka gobolka Banaadir ayaa Maanta waxa uu bur burin kula dhaqaaqay dhismaha Piazza Libera ...
Ciidamada Amaanka oo Gacanta ku soo Dhigay Askari Horay udilay Darawal Bajaaj.
- Jun 6, 2018
Waxaa Goordhow, Ciidanka Amniga, Ay Gacanta Ku Soo Dhigeen, Mid ka Mid ah Ciidanka ...
Akhriso Warmurtiyeedka Shirkii Golaha amniga Qaranka.
- Jun 6, 2018
Baydhabo, 3-5 Juun, 2018 Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, ...
Weerar Xildhibaano Lagu dilay oo Ka dhacay Sh/dhaxe
- Jun 5, 2018
Labo Xildhibaan oo ka tirsanaa Baarlamaanka Hirshabelle hal Gudoomiye ku xigeen Iyo Afar Askari ...
Deg Deg Ganacsade Goor dhaw Lagu Dilay Muqdisho.
- Jun 5, 2018
Ganacsade Ayaa lagu dilay, Degmada Wadajir Ee Gobolka banaadir. Ganacsadaha la dilay, Ayaa lagu Lagu ...
Kooxda Saxara Aduunka oo Ka digtay in Soomaaliya dhibaatayso Khilaafka Khaliijka
- Jun 5, 2018
Kooxda xasaradaha Adduunka ee magacooda loo soo gaabiyo ICG ayaa ka digay in khilaafka ...
Ciidamada Maraykanka ka jooga Africa oo La dhimayo
- Jun 5, 2018
Dowladda Maraykanka ayaa ka fiirsanaysa inay yarayso kala bar Ciidamadeeda ka jooga  Afrika  oo ...
Shirka Golaha Amniga oo Maanta Baydhabo ka Furmaya.
- Jun 4, 2018
Shirweynaha 7 aad ee golaha amniga qaranka ayaa saakay lagu wadaa in uu si ...
Maydka wiil dhalinyara ah oo Lagu arkay Muqdisho.
- Jun 4, 2018
Xaafada Cali Turcaaye ee Deegaanka Suuqa xoolaha waxaa saaka lagu arkay Maydka wiil dhalinyara ...
Saxafiyiinta Baydhabo oo shaqo joojin sameeyay
- Jun 4, 2018
Suxufiyiinta ka howlgala warbaahinta madaxa banaan ee magaalada Baydhabo ayaa maanta ku dhawaaqay shaqo ...
Dhagayso Xukuumada Soomaaliya oo Amartay in la soo xiro Goobaha Dadka Laga Tahriibiyo ee Muqdisho.
- Jun 3, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed ee dalka ...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo La Kulmay Guddiga Madaxa-Banaan ee Doorashada (Sawiro)
- Jun 2, 2018
Muqdisho-02-06-2018: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ...
Ra”isul Wasaare Khayre oo Kormeeray Xarada Ciidamada Ee Bellidoogle (Sawiro)
- May 31, 2018
Ra'isul wasaaraha xukuumadda federaalka Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa booqday xerada Ciidanka ee Ballidoogle ...
Dhagayso Dowlada Soomaaliya oo Dagaal ka dhan ah alshabaab ku dhawaaqday
- May 31, 2018
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee shalay uun la wareegay xilka ayaa ka hadlay qorshihiisa ...