Home Wararka Dalka Madaxwayne Farmaajo oo Amray Taliayaha Ciidanka Xooga Dalka in La baaro sababta...

Madaxwayne Farmaajo oo Amray Taliayaha Ciidanka Xooga Dalka in La baaro sababta Keentay Weerarkii C/qaybdiid

SHARE
  • Views 40
  • Rating 12345

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Amar Buuxa Siiyay Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka in uu soo Baaro Sababta Keentay in La Weeraro  Hooyga Muqdisho uu Ka Degan yahay Sanater Cabdi qaybdiid.

Qolaal Lagu soo Qaray Barta Twetterka ee VILLA SOMALIYA ayaa Lagu Amray Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka.