Wararka Maanta

Taliayah Ciidanka Xooga Dalka oo Amray in La soo Qabto Askarii Baaritaanka Ku sameeyay...

Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya General Cabdi wali Gorod ayaa ka hadlay falkii lagu weeraray maanta guriga General Cabdi Qeybdiid. General Gorod oo gaaray guriga Cabdiqeybdiid...

Wasiir Yariisow Oo Sheegay In Sharciga La Horgeyn Doono Cid Walbo Oo Ku Lug...

Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C.raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Facebook-giisa wuxuu kusoo qoray in dowladdu ay waddo baaritaan ku aadan weerarkii ay maanta...

Madaxwayne Farmaajo oo Amray Taliayaha Ciidanka Xooga Dalka in La baaro sababta Keentay Weerarkii...

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Amar Buuxa Siiyay Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka in uu soo Baaro Sababta Keentay in La Weeraro  Hooyga Muqdisho...

Guriga Sanater Cabdi Xasan Cawaalle Qaybdiid oo La Weeraray.

Ciidamada ammaanka ayaa goordhow gudaha u galay guriga uu ka degen yahay magaalada Muqdisho Senator Cabdi Qeybdiid oo ah Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka labada aqal.   Ciidamadan...

Shir Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacay Muqdisho.

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay in ka badan 5 qof oo kalane dhaawac ayaa ka soo gaaray gaari ku rogmaday deegaan ku...

taariikh

Untitled-4

Wararka dheeraadka ee maanta