Home Blog Page 3

Dhaxal Sugaha Dalka Sacuudiga oo Safar Qarsoodi ah ku tagay Dalka Israel..

Mas’uul ka tirsan xukuumadda Israa’iil oo aan doonayn in magaciisa la sheego ayaa  wakaaladda wararka Faransiiska u sheegay mas’uul ka tirsan Sacuudiga uu booqasho...

Sawiro Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho oo lala eegtay..

Waxaa fiidnimadii xalay qarax gaari lagu soo xiray uu ka dhacay inta u dhaxeysa Isbitaalka Digfeer iyo Isgooska Banaadir ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la...

Sawiro Wiil labo Maalin ku hoos jiray Dhismaha Qaraxii Zoobe oo ka sheekeeyay..

Qarixii lagu halaagsamay ee ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho ayaa saameyn kala duwan ku yeeshay bulshada Soomaalida iyo dadkii ku dhaawacmay qaraxaas. Waxaa...

Deg Deg Mareykanka oo sheegay in ay Duqeeyeen Kooxda Shabaab..

 Waaxda Difaaca ee Mareykanka ayaa war ka soo baxay waxaa lagu sheegay in weerar dhanka cika ahaa ay ku beegsadeen Xubno ka tirsan Xarakada...

Faafaahin Madaxweyne Farmaajo oo Ciidan loogu diyaarinayo Deegaanka Afgooye,,

Madaxda dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqay in dalka Soomaaliya uu galeyo xaalad dagaal wixii ka dambeeya 21-ka Oktoobar 2017. Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa...

Muqdisho Haweeney ku Hobeesan Bestoolad oo Dil ka geesatay Xaafada,,

Haweeney ku hubeysan bastoolad ayaa xalay nin ka tirsan dadka degaanka ku toogatay xaafada Xamar bile oo ka tirsan degmada Warta nabada ee magaalada...

Sawiro Taliyaha Cusub ee Ciidamada Xooga oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Amison,,

Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod  ayaa la kulmay Taliyaha Ciidamada AMISOM Jen, Cusmaan Nuur Subagle iyo  saraakiisha ugu...

Qarax Xoogan oo lagu qabtay Magaalada Boosaaso ee Xaruunta Gobolka Bari,,

Ciidamada amaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa shalay gabal dhicii fashiliyey qarax la soo bartamaha magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Qaraxan ayaa waxaa la...

Dhageyso Ninkii Sawirka ku tilmaamay Rasuulka NNKH oo Gaalkayco Shir jaraa.id ku qabtay,,

waxaa magaalada Gaalkayco waxaa Shir jaraa.id ku qabtay Cabdi Wali Shiikh Cali Cilmi yare oo ka hadlay arinta lagu heesto, Cabdi Wali Shiikh Cali Cilmi yare...

Raiisal Wasaaraha Itoobiya oo wada hadal u furay Oromada iyo Soomaalida,,

Raiisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn  ayaa kulan wadahadal ah u qabtay madaxda Maamulada Somalida iyo Oromada dalka Itoobiya oo waayahan xiisad adag ay...

News English