Home Wararka Dalka Sawira Madaxweyne Xaaf oo la gudoonsiiyay Shahaadada Nabadoonka Sanadka ee 2017..

Sawira Madaxweyne Xaaf oo la gudoonsiiyay Shahaadada Nabadoonka Sanadka ee 2017..

SHARE
  • Views 35
  • Rating 12345

magaalada Muqdisho xaf ka dhacday waxaa shahaado lagu gudoonsiiyay madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf,

Xaaf ayaa shahaadadaasi ku mutestay doorkiisa nabadoonimo ee Sanadkii lasoo dhaafay ka muujiyay Maamulka Galmudug iyo sidii wanaagsanaa uu ula tacaalay xaalada markaasi taagneyd,

Madaxweyne Xaaf ayaa dhankiisa aqbalay shahaada uu halkaasi ku gudoomay isagoo sheegay in uu sii wadidoono nabadoonimadiisa,

ugu dabneyn Bulshada Galmudug ayaa isku raacay in madaxweynaha Galmudug uu qabtay hormaro la taaban karo oo ku aadan qaabka uu ula tacaalay xaalada galmudug ee dhanka nabada,