Shir Looga Hadlay Tayeeynta Ciidamada iyo Amniga Dalka oo Ka Furmay kismaayo { Sawiro}

  • Views 186
  • Rating 12345

Shirkaan  oo ay kaqeyb galeen Wasiiru Dowlayaasha Wasaaradaha Amniga Dowlad goboleedyada Dalka,Guddoomiye kuxigeenka amniga gobolka Banaadir iyo Agaasimaha guud ee Wasaradda amniga gudaha dalka,saraakiil booliska ah,QM UN-ka iyo AMISOM ayaa ka furmay magaalada kismaayo.

Shirkaan ayaa looga hadli doonaa arrimaha amniga dalka tayeynta Ciidanka booliiska,wada shaqeynta hay’aha amniga dowlad gboleedyada dalka iyo kuwa qaranka.

Wasiiru Dowlayaasha Wasaaradaha amniga Dowlad goboleedyada Dalka ayaa shirkaan ku tilmaamay mid lagu xoojinayo amniga, wada shaqeynta Dowladda Federaalka  iyo Maamul goboleedyada.

Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur ayaa sharaxad ka bixiyay ahmiyada uu leeyahay  shirkaan maanta kismaayo ka furmay,waxaana uu Wasiirku sheegay in xooga lagu saari doono tayeynta Ciidanka booliiska dalka iyo xoojinta Amniga dalka.

Shirkaan ayaa socon doona mudo labo casha ah,waxaana diirada lagu saari doona xasiloonida dalka iyo wada shaqeynta lamaaha Amniga.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararka Maanta oo Dhan

Taliska ciidanka xooga dalka soomaaliyeed oo kudhawaaqay dagaal kadhana xarakada al shabaab
- Jun 12, 2018
Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha howl-galinta ciidanka xoogga dalka General Maxamed Sheekh Madoowe ayaa booqasho ...
Maamulka Gobalka Banaadir oo Bur Buriyay Dhismihii Eeco ee Xamar-jajab.
- Jun 10, 2018
Maamulka gobolka Banaadir ayaa Maanta waxa uu bur burin kula dhaqaaqay dhismaha Piazza Libera ...
Ciidamada Amaanka oo Gacanta ku soo Dhigay Askari Horay udilay Darawal Bajaaj.
- Jun 6, 2018
Waxaa Goordhow, Ciidanka Amniga, Ay Gacanta Ku Soo Dhigeen, Mid ka Mid ah Ciidanka ...
Akhriso Warmurtiyeedka Shirkii Golaha amniga Qaranka.
- Jun 6, 2018
Baydhabo, 3-5 Juun, 2018 Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, ...
Weerar Xildhibaano Lagu dilay oo Ka dhacay Sh/dhaxe
- Jun 5, 2018
Labo Xildhibaan oo ka tirsanaa Baarlamaanka Hirshabelle hal Gudoomiye ku xigeen Iyo Afar Askari ...
Deg Deg Ganacsade Goor dhaw Lagu Dilay Muqdisho.
- Jun 5, 2018
Ganacsade Ayaa lagu dilay, Degmada Wadajir Ee Gobolka banaadir. Ganacsadaha la dilay, Ayaa lagu Lagu ...
Kooxda Saxara Aduunka oo Ka digtay in Soomaaliya dhibaatayso Khilaafka Khaliijka
- Jun 5, 2018
Kooxda xasaradaha Adduunka ee magacooda loo soo gaabiyo ICG ayaa ka digay in khilaafka ...
Ciidamada Maraykanka ka jooga Africa oo La dhimayo
- Jun 5, 2018
Dowladda Maraykanka ayaa ka fiirsanaysa inay yarayso kala bar Ciidamadeeda ka jooga  Afrika  oo ...
Shirka Golaha Amniga oo Maanta Baydhabo ka Furmaya.
- Jun 4, 2018
Shirweynaha 7 aad ee golaha amniga qaranka ayaa saakay lagu wadaa in uu si ...
Maydka wiil dhalinyara ah oo Lagu arkay Muqdisho.
- Jun 4, 2018
Xaafada Cali Turcaaye ee Deegaanka Suuqa xoolaha waxaa saaka lagu arkay Maydka wiil dhalinyara ...
Saxafiyiinta Baydhabo oo shaqo joojin sameeyay
- Jun 4, 2018
Suxufiyiinta ka howlgala warbaahinta madaxa banaan ee magaalada Baydhabo ayaa maanta ku dhawaaqay shaqo ...
Dhagayso Xukuumada Soomaaliya oo Amartay in la soo xiro Goobaha Dadka Laga Tahriibiyo ee Muqdisho.
- Jun 3, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed ee dalka ...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo La Kulmay Guddiga Madaxa-Banaan ee Doorashada (Sawiro)
- Jun 2, 2018
Muqdisho-02-06-2018: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ...
Ra”isul Wasaare Khayre oo Kormeeray Xarada Ciidamada Ee Bellidoogle (Sawiro)
- May 31, 2018
Ra'isul wasaaraha xukuumadda federaalka Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa booqday xerada Ciidanka ee Ballidoogle ...
Dhagayso Dowlada Soomaaliya oo Dagaal ka dhan ah alshabaab ku dhawaaqday
- May 31, 2018
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee shalay uun la wareegay xilka ayaa ka hadlay qorshihiisa ...