Home Wararka Dalka Shir Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacay Muqdisho.

Shir Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacay Muqdisho.

SHARE
  • Views 35
  • Rating 12345

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay in ka badan 5 qof oo kalane dhaawac ayaa ka soo gaaray gaari ku rogmaday deegaan ku yaala duleedka magaalada Muqdisho.

Shilkaan gaari ayaa ka dhacay deegaanka Tabeelaha Shiikh Ibraahim gaar ahaan nawaaxiga waydow, waxa uuna yimid kadib markii Gaari nuuca weyn oo dhuxul waday uu ku dul rogmaday Shacab ku sugnaa hareeraha laamiga.

Dhimashada iyo dhaawaca dadkaan ayaa Waxaa Xaqeejiyay maamulka deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho oo goobtaasi gaaray shilka kadib.

Goobta uu shilku ka dhacay ayaa Aheed meel mashquul ah oo Goor dhaw Noqotay Deegaan Shacabkuna ay si weyn udageen